Somaliland oo War kasoo saartay Malaayiin Dollar ah oo lagu leeyahay Ganacsade Axmed Cismaan Geelle

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Somaliland ayaa lagu faah faahiyay lacag malaayiin dollar oo la sheegay in Bangi laga leeyahay dalka Faraniiska uu ku leeyahay Milkiilaha Shirkadda GSK, Axmed Cismaan Geelle oo kunool Somaliland. Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegtay in ganacsadaha oo hada cadaadis kala kulmay dowlada Jabuuti in lacagtaasi deynta ah qaatay isaga oo … Continue reading Somaliland oo War kasoo saartay Malaayiin Dollar ah oo lagu leeyahay Ganacsade Axmed Cismaan Geelle